Daawo:kulan Lagu taagerayo hadalkii Francisco Manderia ayaa ka dhacay Garbahaaray

axmed madoobe

Magaalada Gabahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan looga soo Horjeedo heshiiskii Axmed Madoobe iyo saaxiibadii laguna diidan yahay Hadaladii kasoo yeeray Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid iyo Senoter Fartaag.

Dhanka kale Maamulka iyo Bulshada Garbahaaray ayaa taageeray Hadalkii Wakiilka Midowga Africa ee Somaaliya Ambasadoor Francisco Madeira ka jeediyey Qaramada Midoobay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.