Daawo:Senator Fartaag oo sheegay inuu hadlayo

Fartaag

Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan xisbiga UPD ee Hogaamiyo Madaxwaynihii hore Soomaliya Xasan Shiiq ayaa waxuu sheegay inuu ka hadlayo Faragalinta Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ku hayso Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.