Daawo:Maamulka Dayniile oo ka Hadlay burbur loo gaystay Dayniile iyo Cumar Filsih oo gaaray

cumar filish

Guddoomiyaha Degmada deyniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo ka dhacay qeyb kamid ah degmadaas oo u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Maamulka deyniile iyo kuwa Milateri ah, waxaana ka dhashay dagaalkaa Burbur Hantiyeed.

Dhanka kale Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa booqday Degmada Dayniile si uu usoo arko burburka loo gaystay Xaafadaas.

I

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.