Daawo:Deni oo Dhaariyey wasiiradii ay isku Qilaafeen Karaash

deni

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid C/laahi Dani Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku Dhaariyey Golihiisi Wasiirada ee uu Dhawaan Soo Magacaabay.

Golahan wasiirada ee Cusub ayaa waxaa ka hor yimid Magacaabistooda Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan “karaash” isagoo sheegay inaan lagala tashin isbadka lagu sameeyey golaha wasiirada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.