Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2020

ugaas

Daawo:Ugaasyada Jubaland oo Ka horyimid Heshiiskii Axmed Madoowe Iyo Saaxiibadii

2nd May 2020 admin 0

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Qaar kamida Ugaasyada iyo Odayaasha Dhaqanka Jubaland ayaa waxay Ka horyimaadeen heshiiskii Axmed Madoowe Iyo Saaxiibadii ku dhexmaray Magaalada […]

baardheere

Daawo:Dowladda Soomaaliya Oo Gurmad Gaarsiisay Baardheere

2nd May 2020 admin 0

Wasiirka gargaarka, wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo howl wadeenna ka socda wasaaradda Tamarta iyo biyaha  ayaa gargaar gaarsiiyay magaalada Baardheere ee gobalka Gedo oo kamid ah […]

Diyaaraddaawo

Sawiro:Dhuusamareeb oo laga Dajiyey Qalabka ka hortaga Coronaha

2nd May 2020 admin 0

Diyaarad siday gar gaar Caafimaad ayaa saakay ka degetay  Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb. Agabkan Caafimaad oo ay Dowladda Soomaaliya gaarsiisay Dhuusamareeb ayaa isugu jiray […]

axmedmadoobe

Daawo:Wasiir Darwiish oo Sharci daro ku jooga ayaa Qiray Gedo inay Gacantooda ku jirin

2nd May 2020 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo sharci daro ku Jooga ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo […]

Koonfurgalbeed

Gudoomiyaha Cusub Barlamaanka KGS ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay

2nd May 2020 admin 0

Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacdey Xaruunta Baarlamanka koonfur galbeed halkaasi oo Xilka Gudoomiyaha loogu wareejinaayay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka koonfur Galbeed […]

turkey

Sawiro:Turkiga oo Deeq kale oo Cafimaad Soomaliya soo gaarsiiyey

2nd May 2020 admin 0

Diyarada Turkish airline oo sidda deeqdii ugu  horey oo ah Qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya  ayaa waxaa  Garoonka Muqdisho ku gudoomay […]

deni

Daawo:Puntland Dowlada Waxba Makeenin ee UNHCR baa Keentay Gargaar

2nd May 2020 admin 0

Maamulka Puntland ayaa ka horyimid Deeq sadex Diyaaradood ah Dowlada federaalka ah ka dajisay Magaalada Garoowe. Puntland ayaa sheegtay Gargaarka ay wasiirada Dowlada Federaalka wadeen […]

turkey

Daawo:Turkiga iyo Imaraadka oo Ku Dagaalamay Siyaasada Bariga Dhexe iyo Africa

2nd May 2020 admin 0

Dowladaha Turkiga iyo Imaardka ayaa waxaa ka dhex bilowday Dagaal qaboob kaas oo ka lifay inay Saxaafada isu mariyaan eedayn Kulul, tii ugu dambaysay ayaa […]

mowliid

Daawo:Dowlada oo lagu eedeyey inaysan waxba ka qaban Fataahada Baardheere

1st May 2020 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guuleed ayaa Wasaaradda gargaarka iyo Xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay inay indhaha ka fiirsaneyso Dhibaatada Fatahaada Webiyada […]

garoowe

Sawiro:Saddex diyaaradood oo gar gaar u waday Qardho ayaa garay Garoowe

1st May 2020 admin 0

Magaalada Garoowe ee caasumada Maamul goboleedka soomaliyeed ee Puntland waxaa Gaaray Sadex diyaaradood oo waday Gargaar iyo Agab kala duwan oo loogu tala galay Bulshada […]

Mahiga

Ergaygii hore ee QM u qaabilsanaa Soomaliya Mahiga oo Geeriyooday

1st May 2020 admin 0

Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaliya Augustine Mahigo hadana ahaa Wasiirka dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania ayaa ku geeriyooday magaalada Dodoma ee […]

Iimaan cadow

Gudoomiyaashii Garbahaaray iyo Buurdhuubo oo Xilalkii laga qaaday

1st May 2020 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa waxuu Xilalkii ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Garbahaaray iyo Buurdhuubo. Gudoomiyaha Garbahaaray ayaa laga […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

1st May 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska munaasabadda 1-da May, ee maalinta shaqaalaha aduunka aawadeed […]

wajiis

Daawo:Shiikh Cali ayaa caddeeyay inaysan waajib aheyn in masaajidda lagu tukado

1st May 2020 admin 0

Sheikh cali Maxamuud Xasan, Xoghayaha guud ee Majmaca Culimada Soomaaliyeed, ayaa caddeeyay inaysan waajib aheyn in masaajidda lagu dukado xilliyada ay jiraan cudurrada faafa, waxuuna […]

tuulax

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kormeeray Xaafado kamida Muqdisho

1st May 2020 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa howla kormeer ah oo amniga quseeya kutagay xaafadaha kala duwan ee degmada Hiliwaa […]

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes