Daawo:Shiikh Cali ayaa caddeeyay inaysan waajib aheyn in masaajidda lagu tukado

wajiis

Sheikh cali Maxamuud Xasan, Xoghayaha guud ee Majmaca Culimada Soomaaliyeed, ayaa caddeeyay inaysan waajib aheyn in masaajidda lagu dukado xilliyada ay jiraan cudurrada faafa, waxuuna ku baaqay in salaadaha sunnada ah xaafadaha lagu dukado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.