Daawo:Puntland Dowlada Waxba Makeenin ee UNHCR baa Keentay Gargaar

deni

Maamulka Puntland ayaa ka horyimid Deeq sadex Diyaaradood ah Dowlada federaalka ah ka dajisay Magaalada Garoowe.

Puntland ayaa sheegtay Gargaarka ay wasiirada Dowlada Federaalka wadeen waxaa soo Dhiibay Hay’ada qaramada Midobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNCR.

Hadalkaan ayaa imaanaya mar ay Dowlada Soomaliya Hal Miyaan oo doolar iyo Sadex Diyaaradood oo gargaar kala duwan ay Gaystay Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.