Daawo:Turkiga iyo Imaraadka oo Ku Dagaalamay Siyaasada Bariga Dhexe iyo Africa

turkey

Dowladaha Turkiga iyo Imaardka ayaa waxaa ka dhex bilowday Dagaal qaboob kaas oo ka lifay inay Saxaafada isu mariyaan eedayn Kulul, tii ugu dambaysay ayaa ahayd markii Dowlada Turkiga ku eedaysay Imaaradka inay Taageeran Argagixisada sida Alshaab iyo kuwa kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.