Ergaygii hore ee QM u qaabilsanaa Soomaliya Mahiga oo Geeriyooday

Mahiga

Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaliya Augustine Mahigo hadana ahaa Wasiirka dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania ayaa ku geeriyooday magaalada Dodoma ee Dalka Tanzania.

Wararka.laga helayo Dalka Tanzania ayaa sheegaya inuu Mahigo u dhintay Cudarka Dilaaga ah ee Convid19 ama CoronaVirus.

Shacabka soomaliyeed ayaa Mahiga ku xasuusta Musuq maasuq iyo fowda uu kasameeyey Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.