Daawo:Wasiir Darwiish oo Sharci daro ku jooga ayaa Qiray Gedo inay Gacantooda ku jirin

axmedmadoobe

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo sharci daro ku Jooga ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo waxa uu kaga hadlay xaalada gobolka Gedo, isagoo sheegay inay Gedo iyo Jubbalada Dhexe gacantooda ka baxday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.