Gudoomiyaha Cusub Barlamaanka KGS ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay

Koonfurgalbeed

Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacdey Xaruunta Baarlamanka koonfur galbeed halkaasi oo Xilka Gudoomiyaha loogu wareejinaayay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka koonfur Galbeed Dr. Ali siciid Fiqi waxana ku wareejinaayay Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka ahna Wasiiiru Dowlaha wasaradda Ganacsiga Dowladda Soomaaliya Mudane Abdikadir Sharif Sheekhuna Maye ,

Waxana Munaasabadda Xil wareejinta Goob-joog ka ahaa labada gudoomiye kuxigeen ee Baarlamanka koonfur galbeed iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka .

waxaa ugu horeen Munaasabada ka hadlay Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka KGS Ahna wasiiru Dowlaha Ganacsiga Dowladda Soomaaliya Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye isagoona ka sheekeyay waxyabihii u qabsoomey Baarlamanka KG,wuxuna ilahay uga bariyay in uu xilka la garab galo Guddoonka Cusub ee Baarlamanka .

Dr Ali siciid Fiqi Gudoomiyaha Baarlamanka labaad ee Koonfur Galbeed ayaa ka mahadceliyay sida wanagaasan ee xilka Loogu wareejiyay wuxuna sheegey in mar walba Abdikadir u bahanyahay waya aragnamadiisa iyo Aqoontiisa uusan ka maar min.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.