Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2020

CARABAY GACAL

Maxamed Xaashi oo jago mahiima loo magacaabay Iyo Cali Gacal oo xaalkiisa la ogayn

31st May 2020 admin 0

Madaxwayne kuxigeenkii hore ee maamulka Galmudug Maxamed Xaashi cabdi ayaa Dowlada Soomaliya u magacowday Wasaarad Mahiim ah oo ka tirsan Wasaaradaha Dowlada federaalka ah ee […]

alfa

Maxaad Ka Ogtahay Halista Caabuqa Covid19 ee Ku Sii Faafaya Gobolka Gedo

31st May 2020 admin 0

Waxaa sii kordhaya halista caabuqa Covid19 ee Gobalka Gedo, gaar ahaan caabuqa ayaa si dareen la’aan ah ogu faafaya degaanada ku yaala xadka Dalalka dariska […]

barlaaman

Daawo:Gudiga Sharciga doorashooytinka Qaranka oo soo gaba-gabeeyay shaqadii loo diray

31st May 2020 admin 0

Guddiga-wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulankoodii soo gabagabeeyey. Guddiga ayaa warbixintooda ku saabsan afarta Xeer ee loo […]

dayniile

Daawo:Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Banaadir oo Xaaskiisa 2aad Toorey ku Dishay

31st May 2020 admin 0

Allaha u naxariistee Guddoomiye waaxeedkii Halgan ee degmada Deyniile Marxuum Cabdiqaadir Fooldibi oo Maamulka degmada ay sheegeen in ay dishay xaaskiisa ayaa lugu aasay magaalada […]

Wasiir

Dowlada Soomaliya oo sheegtay 2000 Qof in laga helay Coronaha

31st May 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka […]

cabdulaahi

Akhriso:Jaaliyada Galjuba ee Uk oo Cambareysay xarigii Agasimihii wasarada Caafimaadka

31st May 2020 admin 0

Jaaliyada Soomaliyeed UK ee kasoo Jeeda Galmudug iyo Jubbaland loona soo gaabiyo “Galjubba” ayaa waxay Cabareeyeen Xarigii Sharci darada ahaa ee loo gaystay Agaasimihii wasaarada […]

dagaal

Ciidamadda Dowladda oo Dilay 20 Ka Tirsanaa Argagixisada Shabaab

31st May 2020 admin 0

Kaddib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka Buulo-urunji iyo busleey oo hoosyimaada degaanka Jannaale ee gobolka shabeellaha hoose ayay ku dileen […]

coronavirus

Degmada Baladxaawo oo CoronaVirus ka dilaacay iyo Dowlada oo Baaq loo diray

31st May 2020 admin 0

Wararka ka imaanaya Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inuu Cudurka dilaaga ah ee Covi19 ay dad ugu dhinteen gudaha Baladxaawo qaarna guryaha la […]

odawaa

Daawo:Jeneraal Odawaa oo si caro leh uga hadlay xasuuqa Goleleey

30th May 2020 admin 0

Taliyaha CXDS General Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jara’id ku qabtay xarunta taliska guutada13-aad ee Cadaado oo ka tirsan qaybta 21aad ayaa sheegay in […]

odawaa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay Xasuuqii Gololeey inaysan ciidamada ku lug lahayn

30th May 2020 admin 0

Taliyaha CXDS General Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jara’id ku qabtay xarunta taliska guutada13-aad ee Cadaado oo ka tirsan qaybta 21aad ayaa sheegay in […]

balanbale

Daawo:Bananbax wayn looga soo horjeedo Wasiirka Qorshaynta Galmudug

30th May 2020 admin 0

Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo Madaxda Maamulka Galmudug. Degmada Balanbale waxaa isugu soo baxay Dadweyne farabadan […]

qoor

QoorQoor iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gaalkacyo

30th May 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray  Magaalada Gaalkacyo  ee xarunta gobolka Mudug […]

xILDHIBANDHAGAQOOL

Daawo:Beel ka mid ah Besha Sade ayaa raali gelin Ka bixisay Hadal dhawaan ay u jeedisay Dowlada

30th May 2020 admin 0

Beel ka mid ah Beesha Sade ayaa raali Gelin Ka bixisay Hadal dhawaan ay qaar kamida Beesha Hawraarsame ay u jeedisay Dowlada Federaalka Soomaliyeed kaas […]

danjire

Sawiro:Danjirihii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo Maydkiisi Sacuudiga loo qaaday

30th May 2020 admin 0

Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan cade ee Magaalada Muqdisho salaadda jinaasadda kula tukaday  allah ha naxariistee maydka safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya […]

galmudug

Daawo:Wasiir ka Tirsan Galmudug Hadalo Qab yaaleysan Guriceel ka sheegay

30th May 2020 admin 0

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Galmudug Cabdinaasir Geele oo dhawaan la magacaabay ayaa Mar uu Bulshada Guriceel la hadlaayey waxaa sheegay hadalo ka fog anshaxa iyo asluubta […]

Posts pagination

1 2 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes