Daawo:Jeneraal Odawaa oo si caro leh uga hadlay xasuuqa Goleleey

odawaa

Taliyaha CXDS General Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jara’id ku qabtay xarunta taliska guutada13-aad ee Cadaado oo ka tirsan qaybta 21aad ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalku aysan wax lug ah ku lahayn dhacdadi dadka lagu laayey ee Gololey, hase haatee uu talisku wado baaritaan iyo hawlgal dhacdadaasi ku aadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.