Maxamed Xaashi oo jago mahiima loo magacaabay Iyo Cali Gacal oo xaalkiisa la ogayn

CARABAY GACAL

Madaxwayne kuxigeenkii hore ee maamulka Galmudug Maxamed Xaashi cabdi ayaa Dowlada Soomaliya u magacowday Wasaarad Mahiim ah oo ka tirsan Wasaaradaha Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Madaxwayne Kuxigeenkii hore ee Galmudug Maxamed xaashi ayaa waxaa loo magaacabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Jahuuriyada Federaalka ah ee Soomaliya.

Dhankale Gudoomiyihii Hore ee maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo saxiibado isku dhow ahaayeen Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaanan la sheegay waxa lagu Qanciyey Madaama ay ladaan masuul ay ka hor yimaadeen Qaraabashadii Madaxwaynihii hore galmudug Xaaf uu ka tagay Dalka Imaaradka Carabta, taas oo kaliftay Buruburkii ku yimid maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.