Daawo:Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Banaadir oo Xaaskiisa 2aad Toorey ku Dishay

dayniile

Allaha u naxariistee Guddoomiye waaxeedkii Halgan ee degmada Deyniile Marxuum Cabdiqaadir Fooldibi oo Maamulka degmada ay sheegeen in ay dishay xaaskiisa ayaa lugu aasay magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiqaadir waxaa saaka dishay xaaskiisa labaad kaddib markii ay ugu tegtay guriga kale ee ay xaaskiisa koowaad joogtay sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen ehelada Marxuumka oo sheegay in xaaska dishay ay hadda u heysay hal canug, ayna leedahay uur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.