Daawo:Wasiir ka Tirsan Galmudug Hadalo Qab yaaleysan Guriceel ka sheegay

galmudug

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Galmudug Cabdinaasir Geele oo dhawaan la magacaabay ayaa Mar uu Bulshada Guriceel la hadlaayey waxaa sheegay hadalo ka fog anshaxa iyo asluubta waxaana ku hadlay hadalo qabyaalaysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.