Akhriso:Jaaliyada Galjuba ee Uk oo Cambareysay xarigii Agasimihii wasarada Caafimaadka

cabdulaahi

Jaaliyada Soomaliyeed UK ee kasoo Jeeda Galmudug iyo Jubbaland loona soo gaabiyo “Galjubba” ayaa waxay Cabareeyeen Xarigii Sharci darada ahaa ee loo gaystay Agaasimihii wasaarada Caafimaadka Dowlada federaalka ah ee Soomaliya Dr Cabdulaahi Xaashi.

Jaaliyada Galjuba ayaa sheegtay sifo aan sharciga waafaqsanayn oo Xoog ah xafiiskiisa laga soo baxay Dr Cabdulaahi Xaashi iyadoo aan la haysan warqad Booliis iyo Mid Maxkamadeed Toona arintaas oo ka Fog Nidaamka dowliga ah iyo midka caalmiga ahba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.