Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2020

baardheere

Daawo:Qasaaraha Fatahaada wabiga ugaysteen Degmada Baardheere

30th April 2020 admin 0

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kajira Xaalad Beni Aadanimo oo Aad u Liidata kadib Markii Wabiga Jubba kusoo fatahay kas oo Gaystay qasaaro […]

coronavirus

Dowlada oo sheegtay Dadka Qaba Koranaha inay korortay

30th April 2020 admin 0

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay 19 xaalado cusub oo COVID-19 ah […]

faroole

Daawo:Puntland oo Dowlada ugu baaqday inay Dhaqaale kale soo Dirto

30th April 2020 admin 0

Madaxweynayaashii hore ee dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole oo uu weheliyo Sanetar Cabdirisaaq Juurile oo Garoowe warbaahinta kula […]

qoorqoor

Daawo:Maamulka Caabudwaaq oo Dambi ka dhigay wax kasheegida Madaxda Galmudug

30th April 2020 admin 0

Maamulka Degmadda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa soo rogey amar ah in degmadda aan lagu qaban karin Shir looga soo horjeedo Madaxda Galmudug, Sidoo kale […]

Xamza

Wasiirka Gargaarka oo ka hadlay Baardheere iyo Fatahaada Wabiga Jubba

30th April 2020 admin 0

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda bini aadantinimo ee la soo gudboonaatay magaalada Baardheere […]

banadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa Habaynimo booqday Degmada Warta Nabada

30th April 2020 admin 0

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Md. Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Md. Cumar Cali Cabdi oo […]

khayre

Dowladda Iyo Saaxiibbada Caalamka Oo Shir Heerkiisu Sarreeyo Ka Yeeshay Arrimaha Soomaaliya

30th April 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo Mareykanka, ayaa Mareegta Internet-ka […]

lacag

Dowlada Soomaliya oo Hal Milyan oo doolar Gaarsiiyey Puntland

29th April 2020 admin 0

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Dowlad Goboleedka Puntland gaarsiisay lacag dhan $1,000,000 (Hal Milyan oo Doolar) oo loogu talo galay gurmadka dadka ay saameeyeen […]

qardho

Daawo:Bulshada Qardho oo ka warbixiyey Dhibka Soo Gaaray

29th April 2020 admin 0

Shacabka ku dhaqan magaalada Qardho ayaa ka warbxiyay saamaynta uu reebay Roobabkii fatahaadaha watay ee ku dhuftay 28 bishan Magaalada Qardho.

coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka oo Xaqiijisay Dadka Koronaha Soo ritay inay kordheen

29th April 2020 admin 0

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid ah ay rag yihiin 14-na […]

madoobe

Daawo:Axmed Madoo Mucaraadka Jubaland waa Halbeel ayakaana inta kale ka masuule

29th April 2020 admin 0

Axmed madoobe oo Kismaayo kusoo Noqday ayaa waxuu ka hadlay heshiiskii Dhexmaray asaga iyo saaxibadii Sida seerar, Xidig iyo Shiiq Daahir waxuuna ka hadlay wararka […]

laftagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa ka Hadlay Fatahaada Baardheere

29th April 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka Hadlay Dhibaatada ka Dhalatay Fatahaadka uu Sameeyey Roobabkii Gu”ga ahaa ee ka Da”ay […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe iyo saxiibadii oo Jabiyey Talooyinkii Coronaha ayaa Kismaayo ku Soo laabtay

29th April 2020 admin 0

Hogaamiyaha Is doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ay wehelinayaan Saaxiibadiisii Nairobi lagu heshiisiiyey Sida Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir ayaa dib ugu soo […]

Galmudug

Daawo:kulan looga soo Horjeedo Wasiirada Galmudug oo Balanbal lagu qabtay

29th April 2020 admin 0

Kulan looga soo horjeeday Golaha Wasiiradda Galmudug ee dhawaan lamagacaabay ayaa lagu qabtay degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud. Beel kamida Beelaha Daga Balanbale ayaa sheegtay […]

garbaharey

Garbahaaray oo Tartan Aqoonkii Telefishinka qaranka Guulo kasoo hoyisay

29th April 2020 admin 0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda […]

Posts pagination

1 2 … 16 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes