Daawo:kulan looga soo Horjeedo Wasiirada Galmudug oo Balanbal lagu qabtay

Galmudug

Kulan looga soo horjeeday Golaha Wasiiradda Galmudug ee dhawaan lamagacaabay ayaa lagu qabtay degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud.

Beel kamida Beelaha Daga Balanbale ayaa sheegtay inaan lasiin Saamigii ay ku laahaayeen wasiirada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.