Axmed Madoobe iyo saxiibadii oo Jabiyey Talooyinkii Coronaha ayaa Kismaayo ku Soo laabtay

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Is doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ay wehelinayaan Saaxiibadiisii Nairobi lagu heshiisiiyey Sida Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada kismaayo.

Iyadoo lagu xadgudbay ilaalinayo badqabka Bulshada iyo kala Fogaashaha Cudarka Koronaha ayaa waxaa safaf Dhaadheer loo galay Soo dhaweynta Axmed Madoobe iyo Saxiibadiis.

Axmed Madoobe oo Saxaafada kula hadlay Garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in uu si wanaagsan kusoo dhamaaday heshiiskii ay dhawaan gaareen asaga Saxiibadiisii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.