Daawo:Axmed Madoo Mucaraadka Jubaland waa Halbeel ayakaana inta kale ka masuule

madoobe

Axmed madoobe oo Kismaayo kusoo Noqday ayaa waxuu ka hadlay heshiiskii Dhexmaray asaga iyo saaxibadii Sida seerar, Xidig iyo Shiiq Daahir waxuuna ka hadlay wararka lagu qoray Baraha Bulshada ee ah in Niman iskubeel ah ay heshiiyeen waxuuna kaga Jawaabay “”Mucaaradka Jubbaland jooga waa hal Beel waxayna ka wakiil yihiin inta kale“”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.