Daawo:Puntland oo Dowlada ugu baaqday inay Dhaqaale kale soo Dirto

faroole

Madaxweynayaashii hore ee dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole oo uu weheliyo Sanetar Cabdirisaaq Juurile oo Garoowe warbaahinta kula hadlay ayaa Dowlada Soomaliya ugu baaqay inay dhaqaale kale soo dirto madaama Meelo badan wax uga Yimaadaan.

Dhanka kale waxay maamulka Puntland ugu baaqeen in si wanaagsan deeqaha loogu qaybiyo shacabka Danyarta ah ee uu soo gaaray qasaaraha ay dhaliyeen Roobabkii ka da’ay Magaalada qardho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.