Daawo:Maamulka Caabudwaaq oo Dambi ka dhigay wax kasheegida Madaxda Galmudug

qoorqoor

Maamulka Degmadda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa soo rogey amar ah in degmadda aan lagu qaban karin Shir looga soo horjeedo Madaxda Galmudug, Sidoo kale waxaa digniin loo jeediyay Saxafiyiinta iyo Mulkiilayaasha Hoteelada.

Dhawaan bay ahayd Markii Masawirka Madaxwaynaha Galmudug Qoor qoor iyo Calanka Galmudug lagu gubay Degmada Caabudwaaq.

Hoos kadaawo warbixinta Ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.