Dowlada Soomaliya oo Hal Milyan oo doolar Gaarsiiyey Puntland

lacag

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Dowlad Goboleedka Puntland gaarsiisay lacag dhan $1,000,000 (Hal Milyan oo Doolar) oo loogu talo galay gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka magaalada taariikhiga ah ee Qardho.

Lacagtaan ayaa waxay timid Puntland xili baahi wayn looqabo iyadoo dadkii fataahada qardho saameeyen aysan haysan Hooy iyo Cunto toona.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.