Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Qorshaha Deyn Cafinta Dalka

2nd October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir looga hadlay qorshaha deymaha looga cafinayo dalka oo ay kasoo qayb galeen […]

deni

Maxaa Kulmiyey shirka labada Madal iyo Qaylada Labada Gobol???

2nd October 2019 admin 0

Wedka iyo Weedha maxaa kulmiyey? Xilli maanta dad badan oo Somaaliyeed ay ku faraxsanyihiin soona dhaweyeen in Madasha Iskaashiga Somaaliya iyo Beesha Caalamka SPF lagu […]

xasan

Daawo:Xasan Shiiq oo sheegay in sixun dowlada ula dhaqantay Axmed Madoobe

2nd October 2019 admin 0

Beesha Hartiyeed oo Godood kasameysay Kismaayo kadib markii nabadoonkoodii Axmed madoobe Xiray

1st October 2019 admin 0

Ciimada iyo Bulsha waynta Hartiyeed ayaa waxay Kismaayo kasmaeeyey Kadoon Kismaayo kadib Xarigii Nabadoon Cabdi Colow oo ilaalada axmed Madoobe ay kala baxeen hoygiisa kaasoo […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergo Ka Socota Kenya, Ururka Iskaashiga Islaamka, Masar Iyo Bangiga Adduunka

1st October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa Muqdisho kula kulmay ergo ka socota dalalka Masar iyo Kenya, Bangiga adduunka iyo ururka iskaashiga Islaamka […]

Daawo:Axmed Madoobe oo dhacay dhulkii Allaha Unaxriistee Deeq Ciise Wabi

1st October 2019 admin 0

Allaha unaxariistee Samafale Deeq Ciise wabi oo kamid ahaa dadkii tirada badnaa ee ku dhintey Qarixii Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo sida Hodan Naaleeye , […]

muusa

Daawo:Qareenadii Somaliland Oo Shaqadii Laga Joojiyay iyo xaalka oo xun

1st October 2019 admin 0

Daawo:Kulan looga arinsanayo sidii Deganada Galmudug looga Xoray laha Shabab oo Dhusamreeb kadhacay

1st October 2019 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha XFS Cabdi Maxamed Sabriye. Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha ciidamada AMISOM qeybta Hiiraan Oo Dhuusamareeb Ku Kulmay ayaa […]

Daawo:Xisbiyo Siyaasadeed oo Magaalada Muqdisho uga dhawaaqay Isbaheysi Cusub

1st October 2019 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo gabagaboobay Kulan ay kaqaybgelayan madaxda iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda qaarkood, kuwaas oo wada olole ay kusameysanayaan Isbaheysi siyaasadeed Xisbiyada Himilo Qaran, […]

Sawiro:Ra’iisulwasaare ku xigeenka Soomaliya oo si rasmi u furay Madasha Iskaashiga Soomaaliya

1st October 2019 admin 0

Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa si rasmi ah u furay Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Muqdisho. Shirka waxaa […]

deni

Deni oo diiday inuu ka qayb galo Shirka caalamiga ee ka furmay Muqdisho

1st October 2019 admin 0

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qaadacday Shirka Caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho,kaasi horey loogu qaban jiray dalalka Yurub. Madaxda lagu […]

calan

Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Shirka Caalamiga ah oo markii ugu horeysay lagu qabanayo Muqdisho

1st October 2019 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhawaysay shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya Shirka iskaashiga Soomaaliya oo ah mid heer caalami ah ayaa waxaa ka qayb […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Dheeg oo sheegay Wasiiradii inay guryo dhaadheer ka gateen Hantida Shacabka

1st October 2019 admin 0
isbitaal

Daawo:200 oo qof oo indho fiiqis loogu sameeyay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

1st October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes