Deni oo diiday inuu ka qayb galo Shirka caalamiga ee ka furmay Muqdisho

deni

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qaadacday Shirka Caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho,kaasi horey loogu qaban jiray dalalka Yurub.

Madaxda lagu casuumay shirkaan ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland hayeeshee uu qaadacay Shirka isla markaana uu ka baaqday inuu ka ka qeyb galo.

Shirka caalamiga ah ee Iskaashiga Soomaaliya ayaa ku soo beegmay xilli aysan wanaagsanayn xiriirka ka dhaxeeya DFS iyo hogaamiyaasha fashipmay ee kala Deni iyi Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.