Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Shirka Caalamiga ah oo markii ugu horeysay lagu qabanayo Muqdisho

calan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhawaysay shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya

Shirka iskaashiga Soomaaliya oo ah mid heer caalami ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 50 dowladood oo ka mid ah wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya, arrimaha looga hadlayo shirkaan waxaa ka mid ah Dhaqaalaha, Amniga, Siyasadda iyo Cadaaladda,

Waa markii ugu horeysay ee shirkaan lagu qabanayo magaalada Muqdisho,waxaana horay loogu qaban jiray dalka dibaddiisa.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.