Daawo:Xisbiyo Siyaasadeed oo Magaalada Muqdisho uga dhawaaqay Isbaheysi Cusub

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo gabagaboobay Kulan ay kaqaybgelayan madaxda iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda qaarkood, kuwaas oo wada olole ay kusameysanayaan Isbaheysi siyaasadeed

Xisbiyada Himilo Qaran, Wadajir, UPD iyo xisbiyo kale oo ayaa ku qabtay magaalada Muqdisho Shir ay kusameynayaan Isbaheysi siyaasadeed, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya sida Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kaqaybglay kulanka lagu sameynayo Isbaheysigan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.