Daawo:Kulan looga arinsanayo sidii Deganada Galmudug looga Xoray laha Shabab oo Dhusamreeb kadhacay

Wasiirka arrimaha gudaha XFS Cabdi Maxamed Sabriye. Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha ciidamada AMISOM qeybta Hiiraan Oo Dhuusamareeb Ku Kulmay ayaa ka wada hadlay Xoreynta deegaannada Argagaxisadu uga sugantahay dowlad gobaleedka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.