Daawo:Axmed Madoobe oo dhacay dhulkii Allaha Unaxriistee Deeq Ciise Wabi

Allaha unaxariistee Samafale Deeq Ciise wabi oo kamid ahaa dadkii tirada badnaa ee ku dhintey Qarixii Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo sida Hodan Naaleeye , wariye Maxamed Gacmadheere iyo dad kale oo tira badan ayaa Guri uu kulahaa Magaalada kismaayo waxaa Buburiyey Ciidamo uu soo diray Hogaamiyaha fashilmay ee axmed madoobe.

Axmed Madoobe ayaa Horay waxuu udhacay guri kale oo uu dhistay Allaaha unaraiistee Deeq Ciise wabi hadana waxuu kusoo duulay kii kale uu gatay markii gurigiisi hore axmed madoobe dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.