Beesha Hartiyeed oo Godood kasameysay Kismaayo kadib markii nabadoonkoodii Axmed madoobe Xiray

Ciimada iyo Bulsha waynta Hartiyeed ayaa waxay Kismaayo kasmaeeyey Kadoon Kismaayo kadib Xarigii Nabadoon Cabdi Colow oo ilaalada axmed Madoobe ay kala baxeen hoygiisa kaasoo Jirdil xun loo gaystay intaan Lagayn Xabsiga :

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa Maanta amray in nabadoon Colow oo kamida Nabadoonada Hartiyeed laga tarxiilo kismaayo islamarkaana lasaaro diyaaradaha Muqdisho usocda hayeeshee isbadal doonka Jubaland ayaa arintaas siwayn oga soo horjeestay ayagoona laxiriiray Masuuliyiinta Diyaaradaha kuwaas oo loo sheegay in hadii ay qaadaan Muwaadinka xaqdarada looga saarayo deegaankiisa Wixii Kadhasha masuuliyadiisa ay qaadi doonaan :

Dhanka Kale Wasaarada duulista Hawada Somalia ayaa guud’ahaan ku wargalisay duulimaadka diyaaradaha ee Kismaayo aysan soo qaadi karin nabadoonka diyaaradii soo qaadana ay Kaligii Ku celin doonto kismaayo

Waxgaradka iyo Ciidamoada Beelaha Hartiyeed ee kusugan Kismaayo ayaa waxay sameeyey Gadood ay kaga soo horjeedaan si xun ee loola dhaqmay Nabadoonkooda, mana ahan markii ugu horeysay e axmede madoobe uu masaafuriyo nabadoonada Hartiyeed ee kusugan Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.