Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

Nabadoon Rashiid Dhuure oo geeriyooday dilkii ay gaysteen Ilaalada Axmed Madoobe

31st July 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan Allaha Unaxariistii Nabadoon Rashiid Dhuure inuu u geeriyooday Dilkii ay gaysteen ilaalada Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe. […]

gulled

Daawo:Maamul Goboleedka Somaliland oo Ka Jawaabay Hadalkii Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Soomaaliya

31st July 2019 admin 0
No Image

Axmed Madoobe oo qaarijiyey Mid kamida Nabadoonada Jubbaland iyo Amniga Kismaayo oo Xumaaday

31st July 2019 admin 0

Waxaa cirka isku shareeray Amnigii Magaalada Kismaayo kadib markii soo dhawaatay Doorashadii Barlamaanka iyo Madaxwaynaha Jubbaland. Magaalada Kismaayo Caawa Dil loogu gaystay Nabadoon Rashiid Dhuure […]

wasiir

Daawo:Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud oo ka dhacay Muqdisho

31st July 2019 admin 0

Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta  ka dhacay Xarunta Xeer Ilaalinta Qaranka, kaasi oo […]

Madaxwayne Laftagareen iyo wasiir Fowsiyo oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Tamarta Koonfur Galbeed

31st July 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Goboloeedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicaziiz Laftagareen iyo Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DFS Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa siwadajir ah Xariga Uga Jarey […]

Kenya oo Qiratay inuusan Axmed madoobe soo noqon Doonin

31st July 2019 admin 0

Dowlada kenya ayaa markii qaymasay Xaalada Jubbaland kusugan tahay iyo Mucaaradka tirada badan ee Axmed madoobe dhinac kasta uga biyo keenay iyo xiriirka udhaxeeya Kenya […]

axmedmadoobe

Daawo:Lataliyaashii Axmed Madoobe oo ka rajo xun Doorashada Jubaland

31st July 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Banaan bax uu soo abaabulay Axmed madoobe ayaa Ka dhacay Kismaayo

31st July 2019 admin 0

Bannaan bax uu soo abaabulay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo looga soo horjeedo Dowlada Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka […]

duraan

Daawo:Barmaamijka dareenka Shacabka oo looga dooday Galmudug iyo Raiisalwasare Khayre

31st July 2019 admin 0

Barmaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasada ee uu daadihiyo Wariye Sarre Duraan Shirwac ayaa waxaa Lagu soo qaatay joogitaanka Ra’iisalwasare khayre ku jooga galmudug mudo bil ku dhow […]

No Image

 Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

31st July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan la qaatay xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo kasoo laabtay socdaal ay […]

No Image

Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo Baaq u diray dhammaan beelaha Galmudug

31st July 2019 admin 0

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. […]

gulled

Daawo:Somaliland oo loogu baaqay inay timaado miiska wadahadalka

30th July 2019 admin 0

-Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku qaabay in la dar-dargeliyo wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Ra’iisul […]

Daawo:Ohio Wasiir kuxigeenka Batroolka iyo Macdanta oo ka hadlay Arimaha Shidaalka

30th July 2019 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Maxamuud Abdikadir Hilaal ayaa kulan casha ahaa xalay la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio . Kulankan oo […]

No Image

Daawo: Jowhar Maxaad kala Socotaa Hadiyadaha loo geeyo gabdhaha Arooska ah

30th July 2019 admin 0

Arooska Gabdhaha Jowhar qeybtood waxaa shardi ah inay Cida Wiilka Boorsooyiin Camiran geeyaan Guriga Gabadha kahor maalinta aqal galka Sheekadan Shaasha ayaa sookoobaya.

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeer Ugu Tegay Guutada 15-ad Ee qaybta 21-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka

30th July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska […]

Posts pagination

1 2 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes