Daawo:Somaliland oo loogu baaqay inay timaado miiska wadahadalka

gulled

-Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku qaabay in la dar-dargeliyo wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in muhiim ay tahay in miiska wadahadalka la isugu yimaado oo wada-hadal dhab ah la galo, laga doodo hannaanka ugu habboon ee looga shaqeyn karo danaha iyo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa bishaan gudeheeda magacaabay Guddiga dhab-u-heshiisiinta iyo wada-hadalka dowladda federaalka iyo Somaliland si ay uga shaqeeyaan sii wadidda wada-hadalka oo la qorsheynayo in lagu gaaro tub wadahadal oo saldhig u noqota mustaqbalka iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.