Daawo:Ohio Wasiir kuxigeenka Batroolka iyo Macdanta oo ka hadlay Arimaha Shidaalka

Wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Maxamuud Abdikadir Hilaal ayaa kulan casha ahaa xalay la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio .

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha Bulshada waxaa ka hadlay aqoonyahano Culumo iyo Waxgarad ,kuwaas oo Wasiir ku-xigeenka iyo Wasiirkaba ku ammaanay howsha ay bulshada u hayaan iyaga oo dhanka kale u dardaarmay Hufnaan iyo daacadnimo ku salaysan qayraadka dalka iyo in laga difaaco in u dayac la darso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.