Daawo:Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud oo ka dhacay Muqdisho

wasiir

Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta  ka dhacay Xarunta Xeer Ilaalinta Qaranka, kaasi oo looga hadlay arrimo dhowr ah.

waxaa ka soo qeyb galay kulankaasi Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka, Wasiirka Wasaaaradda Qorsheynta XFS, Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Ku-xiggeenada Xeer Ilaaliyaha Guud, agaasimeyaasha iyo qaar kamid ah howl wadeenada labada xafiis.

kulanka oo muhiimad gaar ah u lahaa labada dhinac ayay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ku soo bandhigtay warbaxin ku aaddan geeddi socodka qorista Qorshaha horumarinta Qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.