Axmed Madoobe oo qaarijiyey Mid kamida Nabadoonada Jubbaland iyo Amniga Kismaayo oo Xumaaday

Waxaa cirka isku shareeray Amnigii Magaalada Kismaayo kadib markii soo dhawaatay Doorashadii Barlamaanka iyo Madaxwaynaha Jubbaland.

Magaalada Kismaayo Caawa Dil loogu gaystay Nabadoon Rashiid Dhuure oo kamida odayaashaa Dhaqanka Jubbaland gaar ahaan kuwa soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland, Nabadoon Rashiid ayaawaxaa soo gaaray Dhaawac Culus kaas oo lagu dabiibayo Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

Nabadoon Rashiid ayaa waxaa uu kamid ahaa Nabadoonada iyo Ugaasyada Isbadalkooda Jubbaland kuwaas oo raba inay Jubbaland ka dhacdo doorasho wanagsan.

Dilkaan loo gaystay Nabadoon Rashiid Dhuure ayaa waxaa fuliyey baa la lee yahay Ciidamada ilaalada Madaxwaynaha Jubbaland ee waqtiisa dhamaaday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.