Daawo:Barmaamijka dareenka Shacabka oo looga dooday Galmudug iyo Raiisalwasare Khayre

duraan

Barmaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasada ee uu daadihiyo Wariye Sarre Duraan Shirwac ayaa waxaa Lagu soo qaatay joogitaanka Ra’iisalwasare khayre ku jooga galmudug mudo bil ku dhow iyo dib u heshiisiinta looga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb taas oo beelaha Galmudug qaar ogalaadeen qaarna diideen.

Barmaamijka Dareenka shacabka iyo Siyaasada ayaa lagu falan qeeyey arimaha qalafsan ee kajira Galmudug oo kamid yihiin shirka ka socda Hobyo iyo heshiiska Ehlusuna la gashay Ra’iisalwasaare Khayre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.