Kenya oo Qiratay inuusan Axmed madoobe soo noqon Doonin

Dowlada kenya ayaa markii qaymasay Xaalada Jubbaland kusugan tahay iyo Mucaaradka tirada badan ee Axmed madoobe dhinac kasta uga biyo keenay iyo xiriirka udhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya oo sii xumaanaya ayaa waxaa usoo baxay inuusan Axmed Madoobe dib dambe loo dooran doonin.

Jaraa’idka kasoo baxa dalka Kenya ee daily Nation ayaa waxuu qoray ragii horay uga tirsanaa Raaskambooni inay xukunka ka tuurayaan kuwaas oo ahaa saaxiibadii Axmed Madoobe.

Dowlada Kenya ayaa waxay faragalin ku haysaa Deegaanada iyo maamulka Jubbaland iyadoo maamulka waqtigiisa dhamaaday ay gacan saar joose la lee yihiin dowlada Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.