Nabadoon Rashiid Dhuure oo geeriyooday dilkii ay gaysteen Ilaalada Axmed Madoobe

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan Allaha Unaxariistii Nabadoon Rashiid Dhuure inuu u geeriyooday Dilkii ay gaysteen ilaalada Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Nabadoon Rashiid Dhuure ayaa waxuu kamid ahaa Nabadoonada Jubbaland gaar ahaan kuwa Beesha Gaaljecel kaas oo caawa u geeriyooday dil ay gaysteen Maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.