Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

maxamed

Daawo:Maxamed nuur oo katirsan Booliiska Marayakanka ayaa Xukun lagu riday

30th April 2019 admin 0

Maxamed Nuur waa Muwaadin Soomaaliyeed oo haysta Dhalashada Wadanka Mareykanka kana tirsan Ciidamada Booliiska ee Magaalada Minneapolis ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac […]

xaaf

Daawo:Xaaf oo ka dayriyey Kulankii ay qaar kamida Maamul goboleedyada la qaateen Dalalka Shisheeye

30th April 2019 admin 0
shabaab

Garbahaarey:horjeege ka tirsan Shabab oo isu soo dhiibay Ciidamada dowlada

30th April 2019 admin 0

Cabdiwahab Ahmed Maxamed oo ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibag Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaan Ciidamada Guutada 10aad ee Gobalka Gedo ee ku […]

farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo Xaliyey Qilaafkii Labada Aqal

30th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Aqalka […]

khayre

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Saldhigga Booliiska Xamar Weyne

30th April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta wasaaradda maaliyadda iyo saldhigga booliiska degmada Xamar Weyne ee […]

No Image

Daawo:Maxkamadda gobolka banaadir oo xukun dil ah ku ridday sedax kamid ah shaqsiyaad loo heystay dilka Axmed Dowlo

30th April 2019 admin 0

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo  dil degmada Yaaqahiid ugu geystay […]

No Image

Daawo:Gudoomiye Ciro oo Muuse Biixi ku eedeyey inuusan Madaxwyane qaran ahayn

30th April 2019 admin 0
warfaa

Wasiir Saadiq Warfaa oo hambalyo u diray Shaqaale Weynaha Soomaaliya

30th April 2019 admin 0

Wasaaradad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaale weynaha Adduunak u dirtay dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane Sadiiq Warfaa Wasiirka Shaqada […]

Kulmiye

Shaqaalihii idaacada Kulmiye oo iskaga Cararay Idaacada kadib markii Cabsi soo wajahday

30th April 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in shaqaalihii idaacada Kulmiye ay iskaga baxsadeen Idaacada Kulmiye kadib markii ay soo baxday war sheegaya […]

mahdi

Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada ayaa maanta la soo gaba-gabeynayo

30th April 2019 admin 0

Waxaa maanta oo Talaado ah lagu soo gaba-gabeynayaa Caasimadda Muqdisho Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qaban-qaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maalgeliyayna Ururka […]

mursal

Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa ka warbixiyey Hawlaha Horyaala Barlamaanka Somaaliya

30th April 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ugu horeyn kulanka furay ayaa sheegay in Golaha kalfadhigan shanaad ay horyaalaan howlo fara […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Somaliya ayaa la dardaarmay Qaar ka mid ah ardada iskuulada Muqdisho

29th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose Dhexe ee Dalka ayaa tilmaamay in Dowladdu ay dadaal muuqda gelisay dib […]

No Image

Maleeshiyo Beleed oo labo Sarkaal oo katirsan Soomaliland ku dilay Gar-Adag

29th April 2019 admin 0

Taliyihii Xabsiga Gar-adag iyo Taliye ku-xigeenkii Saldhigga Booliiska ee Degmadaasi ayaa la dilay Maanta. Sidaa waxa Telefiishanka HCTV u xaqiijiyey Suldaan Cabdiraxmaan Axmed Sheekh Muxumed oo […]

No Image

Daawo:Magaalada Jowhar oo Kaluun Madow u cuna si ay uga gaashaantaan Cudurada Malaariyada Burukiitada iyo Hargabka.

29th April 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka arrimaha oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo xasilinta deegaanada laga saaray maleeshiyada Al-shabaab

29th April 2019 admin 0

Shirkaan oo labadii bilba mar la qabto si looga arinsado xaaladda dalka iyo mashaariicda xasilinta waxaa shir guddoomiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda […]

Posts pagination

1 2 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes