Daawo:Maxamed nuur oo katirsan Booliiska Marayakanka ayaa Xukun lagu riday

maxamed

Maxamed Nuur waa Muwaadin Soomaaliyeed oo haysta Dhalashada Wadanka Mareykanka kana tirsan Ciidamada Booliiska ee Magaalada Minneapolis ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah uu u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, Maxamed Nuur ayaa Maxkamda ku taala dalka Maraykankan ay ku heshay inuu si bareer ah u dilay Haweenaydaas u dhalatay Dalka Australia waxaayna u badan tahay in lagu sukumu doonoo xabsi dheer.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.