Garbahaarey:horjeege ka tirsan Shabab oo isu soo dhiibay Ciidamada dowlada

shabaab

Cabdiwahab Ahmed Maxamed oo ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibag Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaan Ciidamada Guutada 10aad ee Gobalka Gedo ee ku sugan Magaalada Garbahaarey.

Cabdiwahaab ayaa ka mid ahaa Kooxda Alshaab Sanadihii laso dhaafay waxaana uu u qaabilaanaa Qaybta Dawacda Gobalka Gedo.
Saraakisha Ciidamada Guutada 10aad ayaa warbaahinta u xaqiijiyay Rag badan oo ka tirsan Alshabaan kuso xigaan Horjooge Cabdiwahaab islamarakan mudoyinki Dambe Ciidamada isu soo dhiibayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.