Daawo:Maxkamadda gobolka banaadir oo xukun dil ah ku ridday sedax kamid ah shaqsiyaad loo heystay dilka Axmed Dowlo

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo  dil degmada Yaaqahiid ugu geystay 20/09/2018 Axmed Mukhtaar Saalax ( Dowlo).

Sidoo kale maxkamadda ayaa sii deysay afar qof oo kale oo iyaguna ku eedeysnaa Falka dilka ah, Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed ayaa sheegay in xukunka uu racfaan ka furan  yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.