Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

No Image

Akhriso:Khilaaf soo Kala dhex Galay Xaaf iyo shiiq Shaakir

30th October 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya Xarunta maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxay sheegayaan in khilaaf Xoogan uu soo kala dhex galay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ee […]

lacag

Muuqaal:Ururka Haweenka Qaranka oo deeq dhar iyo lacag gaarsiiyay isbitaalada Muqdisho

30th October 2018 admin 0
No Image

Daawo:Qaabkii ay udhacday Xarig kajarka xarunta 2-aad ee wasaaradda Maaliyadda

30th October 2018 admin 0

Xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay ka gacan geysatay Dowladda Swedan ayuu xariga ka jaray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaaliya Mudane Mahdi Maxamed […]

kufi

Sheekadii Xiisaha lahayd Muuna Miiggane: Q2aad (Sheeko taxana ah)

30th October 2018 admin 0

Sowtan ma aha Cabdiyo, isbitaalada ka dhamaanla, sowtan sida ay jidhka uga dafeetowday maskaxdana uga dhaawacantay. Cabdiyo iyada oo magaalada Balad-xaawo, caano u soo qaaday […]

No Image

Sawiro:Xaalada Kismaayo oo qasan iyo Wasiirka Amniga Jubbaland oo kulan Dag daga la yeeshay Saraakiisha Ciidamada

30th October 2018 admin 0

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur “janan” ayaa maanta waxuu kulan dag daga la yeeshay saraakiisha ciidamada Jubbaland waxaana laga wada hadlay sare […]

No Image

Sawiro:Balanbal Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka gudbay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Itoobiya

30th October 2018 admin 0

Magaalada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta Gaaray Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gadiid Dagaalka ee kal duwan kuwaas oo usii Gudbay Dalka Xududda […]

wasiir

Soomaliya oo ka qayb Gashay Shirka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo ka dhacay Dubai

30th October 2018 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas’uuliyiinta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qeyb galaya shirweynaha ugu sarreeya ee Midowga […]

No Image

Dhagayso:Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestay Go’aanki Shirkii Maamul goboleedyada ee Garoowe.

30th October 2018 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa Wareysi uu siiyay KNN wuxuu uga soo horjeestay Go’aanki Shirkii madaxweyneyaasha Maamul goboleedyada ugu soo dhamaaday […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalWasaare Ku Xigeenka Somaliya Oo Xariga Ka Jaray Xarunta Labaad Wasaaradda Maaliyadda

30th October 2018 admin 0

xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay ka gacan geysatay Dowladda Swedan ayuu xariga ka jaray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaaliya Mudane Mahdi Maxamed […]

diyarad

Saraakiil Shabaab ah oo Duqayn loogu gaystay Gobalka Hiiraan

30th October 2018 admin 0

Duqayn ka dhacday deegaanka Ceel-Dheer oo katirsan gpbolka Hiiraan oo ku dhowaad 60-KM kaga beegan dhinaca koofur galbeed magaalada Baladweyne ayaa lagu dilay Horjoogayaal ka […]

mursal

Muuqaal:Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta markale dood dag ka yeeshay Xeerhosaadka iyo Sharciyo Muhiim ah

30th October 2018 admin 0

Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka ,waxaa maanta looga hadlay wax ka bedelka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo ay maanta mar kale ka doodeen […]

farax

Daawo:Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan oo faahfaahiyay xeer hoosaadka golaha shacabka.

30th October 2018 admin 0

Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xildhibaanada golaha waxa ay ka […]

shaakir

Akhriso:Madaxa golaha xukuumada Galmudug oo soo Dhawaayey Gogoshii uu kubaaqay Madaxwayne farmaajo

29th October 2018 admin 0

Waraaq ksoo baxaday Xafiiska Madaxa Golaha xukuumada Galmudug sheekh maxamed shaakir cali xasan ayaa waxuu soo dhaweyeey Gogoshii uu kubaaqay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Cabdi Ciyaar Jecel ayaa ku baaqay in talaabo laga qaado xildhibaankii ka maqnada kulamada

29th October 2018 admin 0

Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xildhibaanada golaha waxa ay ka […]

xafsade

Daawo:Xaaf oo sheegay inay dhibka naga daayaan kuwa Cadaado iyo mudqdisho Jooga

29th October 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes