Muuqaal:Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta markale dood dag ka yeeshay Xeerhosaadka iyo Sharciyo Muhiim ah

mursal

Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka ,waxaa maanta looga hadlay wax ka bedelka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo ay maanta mar kale ka doodeen Xildhibaanada Golaha iyo sidoo kale qeybinta Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liil tirka (Dheyma nololeedka) siyaasiyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.