Daawo:Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan oo faahfaahiyay xeer hoosaadka golaha shacabka.

farax

Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xildhibaanada golaha waxa ay ka doodeen xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo wax ka bedel lagu sameeyey waxayna qodobo ay ka mid yihiin xasaanada Xildhibaanada, mas’uuliyada shir Guddoonka iyo saameynta Guddoonka golaha ay ku yeelan karto guddoominta kulamada golaha hadii mooshin ama soo jeedin laga keeno aad uga doodeen xildhibaanada golaha shacabka

Xildhibaan Farax Cabdi xasan oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay wax ka badalka xeer hoosaadka Golaha Shacabka iasagoo soo bandhigay qodabadii la dabalay iyo kuwii lagu badalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.