Akhriso:Madaxa golaha xukuumada Galmudug oo soo Dhawaayey Gogoshii uu kubaaqay Madaxwayne farmaajo

shaakir

Waraaq ksoo baxaday Xafiiska Madaxa Golaha xukuumada Galmudug sheekh maxamed shaakir cali xasan ayaa waxuu soo dhaweyeey Gogoshii uu kubaaqay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo taas oo lagu xalinaayo Qilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamul goboleedyada iyo Dowlada federaalka Soomaliya.

shaakir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.