Daawo:Qaabkii ay udhacday Xarig kajarka xarunta 2-aad ee wasaaradda Maaliyadda

Xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay ka gacan geysatay Dowladda Swedan ayuu xariga ka jaray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Safiirka Dowladda Swedan ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.