Sawiro:Balanbal Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka gudbay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Itoobiya

Magaalada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta Gaaray Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gadiid Dagaalka ee kal duwan kuwaas oo usii Gudbay Dalka Xududda Udhaxaysa Soomaliya iyo Itoobiya, Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa waxay ka yimidaadeen Gobolka Hiiraan waxayna ka mid ahayeen Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa ee Amisom.

Ciidamadaan Itoobiya ee Xadka Soomaliya ka gudbay ayaa waxaa loo malaynayaa inay isbadaleen Ciidamo kale oo Itoobiyaan Ah.
itobiya

itobiya

itobiya

itoobiya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.