Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

No Image

Sawiro:Madaxweyne Somaliya oo ka qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan

31st October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska […]

yusuf

Akhriso:Sharuuda Dhaq dhaqaaqa RJA ee Doorashada Jubaland 2019

31st October 2018 admin 0

1. In guddi ka madaxbannaan maamulka Jubaland oo diyaariya hanaanka doorashada, qaybna aay ka yihiin ISBEDELDOONKA, XFS iyo xubno ka socda International community la isla […]

talaado

Fadlan Kasoo qayb gala “”Sidee ku noqon kartaa qof dhoola cadeeyo?”. Xalqadii 2aad

31st October 2018 admin 0

Dhammaan bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaan ogeysiineynaa in uu qabsoomidoono tababarki la inaga sugayey ee ahaa “Sidee ku noqon kartaa qof dhoola […]

No Image

Daawo:Wakiilada QM Iyo Midowga Afrika ee Somaliya Ayaa Kulan La Qaaatay Madaxda Koonfurgalbeed

31st October 2018 admin 0

Wakiilada QM Iyo Midowga Afrika ee Somaliya Ayaa Kulan La Qaaatay Madaxwweynaha, Gudoomiyaha Barlamaanaka, iyo Musharaxiinta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee KoonfurGalbeed ayakoo kawada hadlay sidii […]

aqalka sare

Daawo:Qaabkii ay Xildhibaanada Aqalka Sare u ansixiyay Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha Soomaaliya.

31st October 2018 admin 0

Waa kalfadhigii 4aad kulankiisa 5aad ee Golaha Aqalka sare oo uu shir guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa looga hadlay Hindise sharciyeedka Kheyraadka Biyaha […]

bara

Barakacayaasha Duleedka Galkacayo Ayaa Ka Cabanaya Xaaladaha Nololeed.

31st October 2018 admin 0

Barakacayaasha Duleedka Galkacayo gaar ahan qaybta Galmudug Ayaa Ka Cabanaya Xaaladaha Nololeed oo soo gaartay ayakoo sheegay inaysan wax raashin aysan helin.

cabdi

Daawo:Fadlan Caawi Cabdiwali Ibraahim oo 3 sano Xanuun la ildaran

31st October 2018 admin 0

Cabdiwali Ibraahin Jaamac oo kamid ah dhalinyaradda degmadda Caabudwaaq waxaa uu muddo sadex sano ah uu dhinac u yaal layahay xanuunka SONKORTA Waxaa hadda Sonkorta […]

No Image

Dhageyso:Cadaado Shirkii Wasiirada Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Gogosha uu ku baaqay Madaxwaynaha Soomaliya

31st October 2018 admin 0

Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ee xarunta Barlamaanka Galmudug waxaana shir gudoominayay madaxweynaha cusub Galmudug Axmed Maxamuud Xasan “Baasto” […]

jubaland

Daawo:Ciidamadii Jubaland ee ka horyimid Dulmiga Axmed madoobe oo dambi aysan Lahayn dusha laga saaray

31st October 2018 admin 0

Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Jubbaland ee Magaalada kismaayo Ayaa Maanta ufariisatay Dhagaysigii 13 Askari Oo Ka Tirsana Ciidamada Jubaland kuwaas markay u adkaysan waayeen […]

bayle

Daawo:Xukuumaadda Somaliya iyo Bangiga adduunka oo kala saxiixay lacag dhan $80 Milyan

31st October 2018 admin 0

Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bangiga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada jir ah […]

No Image

Madaxweyne Somaliya oo u amba baxay Dalka South Sudan

31st October 2018 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,isago ku sii jeeda Dalka Suudaanta Koonfureed. Ujeedka […]

No Image

Daawo:Taliyaha Qaybta 60aad oo sheegay inaysan Naqusayn Doorashada koonfurgalbeed

31st October 2018 admin 0

Taliyaha qaybta 60aad Jeneraal Ibraahim Aadan Yarow ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxuu sheegay inay kooxha Argagixisada Shabab kasaareen Deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Bakool […]

jimcaale

Akhriso:Madaxdii Maamul Goboleedyada Soomaliya oo Bam ay Gacmahooda ku sameynayeen ku qarxay W/Q Jimcaale

31st October 2018 admin 0

Waxaa hubaal ah in shirkii Garoowe ee madaxda maamulada gobolada Soomaaliya iskugu tageen ay ku tashadeen in jiritaanka dawladnimada ummada Soomaaliyeed ay u sameeyeen bam […]

No Image

Daawo:Jubaland oo ku gaftay Maamulka koonfurgalbeed iyo Dowlada Soomaliya

31st October 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa kadhacay kulan uu ka qayb galay Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdninuur oo ay kuwaheliyaan Saraakiisha cioidamada kal […]

No Image

Daawo:Burco: Odayaal Baaq udiray Madaxweynaha Somaliland

31st October 2018 admin 0

Posts pagination

1 2 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes